Thursday, August 9, 2018

Waraysi: Xaaladda Garsoorka Soomaaliya

Madaxweynaha Soomaaliya ayaa maalintii shalay soo saaray wareegto uu ku magacaabayo garsoorayaal cusub oo ka hawlgeli doona Maxkamadda Sare ee waddanka. Sidoo kale waxaa shaqada laga cayriyey garsoorayaal kale.

from VOA https://ift.tt/2nnvTEW
via IFTTT

No comments:

Post a Comment