Wednesday, August 8, 2018

Mudane Collins oo Is-dabamarin lagu Helay

Chris Collins oo ah xubin ka tirsan Congresska Maraykanka ayaa sheegay in eedo loo soo jeediyey oo la xiriira ganacsi dhinaca suuqa saamiyadda oo si khaldan uu u maareeyey ayna eedahaasi ahay kuwo raad leh, isla markaana uu wacad ku marayo in doorashada bisha November uu ka qeyb gali doono.

from VOA https://ift.tt/2vUyhXI
via IFTTT

No comments:

Post a Comment