Qareennada siyaasiga mucaaradka ee Zimbabwe Tendai Biti ayaa sheegay in dib loogu soo celiyay dalkiisa, kadib markii dalka ay deriska yihiin ee Zambia ay diideen magan galyo uu weydiistay. from VOA https://ift.tt/2M7UOLl via IFTTT
No comments:
Post a Comment