Tuesday, August 7, 2018

Tirada ISIS ee Afghanistan ku Sugan

Ururka ISIS ee ku sugan dalka Afghanistan oo loo yaqaano IS-Khorasan ayaa la aaminsan yahay inuu haysto tiro ka badan 1,000 dagaalyahan, kuwaas oo badankoodu ay ku sugan yihiin gobolka koonfurta dalka ku yaalla ee Nangarhar

from VOA https://ift.tt/2MbdUiV
via IFTTT

No comments:

Post a Comment