Ka dib qalalaasihii xiliyadii dambe ka socday deegaanada labada qowmiyadood ee Soomaalida iyo Oromada ee dalka Ethiopia, qalalaashaas oo keenay dhimasho iyo barakac ayaa Jaaliyadaha labadaas qowmiyadood ee ku nool gobolka Minnesota ee dalka Maraykanka ay habeenkii Talaadada direen baaq nabadeed
from VOA https://ift.tt/2njD9l5
via IFTTT
No comments:
Post a Comment