Hay'adaha Qaramada Midoobay u qaabilsan qaxootiga iyo socdaalka ayaa ka caawiyay 116 qof oo Soomaali ah oo qaxooti ku ahaa dalka Yemen inay wadankooda ku laabtaan. from VOA https://ift.tt/2KyjjvH via IFTTT
No comments:
Post a Comment