Wednesday, August 1, 2018

Tottenham 1-0 AC Milan

Magaalada Minneapolis ee gobolka Minnesota waxaa xalay isku haleelay kooxaha AC Milan iyo Tottenham Hostpure, waxaana 1-0 ku badisay kooxda Tottenahm.

from VOA https://ift.tt/2LH1LTw
via IFTTT

No comments:

Post a Comment