Wednesday, August 1, 2018

Iran oo diiday yabooha kulan ee Trump

Madaxa ciidamada ugu awoodda badan milatariga Iran ayaa diiday yabooha madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ee ah inuu wada hadal toos ah la yeesho hogaamiyayaasha Iran, isaga oo sheegay in Tehran aysan weligeed wada hadal la yeelan doonin waxa uu ugu yeeray "Sheydaanka Weyn"

from VOA https://ift.tt/2n3dyNi
via IFTTT

No comments:

Post a Comment