Xisbiga haya talada dalka Zimbabwe ee ZANU-PF ayaa ku guuleystay tirada ugu badan ee kuraasta baarlamnka dalkaas, sida ay muujineyso qeyb ka mid ah natiijada doorashada oo maanta la shaaciyey. from VOA https://ift.tt/2mYQdMq via IFTTT
No comments:
Post a Comment