Tuesday, May 31, 2016

2,500 oo Qof oo ku Dhintay Badda Meditareeniyaanka

In ka badan 2,500 oo muhaajiriin ah ayaa sanadkan illaa iyo iminka ku geeriyooday badda Meditareeniyaanka, ayaga oo isku dayaya inay u gudbaan Yurub, sida ay sheegtay hay'adda QM u qaabilsan qaxootiga ee UNHCR.

from VOA http://ift.tt/1Pf1p2p
via IFTTT

No comments:

Post a Comment