Thursday, May 26, 2016

Soomaaliya: Al-Shabaab oo Qorsheynaya Weeraro Culus

Warar lagu kalsoon yahay oo aanu ka helanay ilo dhinaca amniga ah ayaa sheegaya inay ururka Al-Shabaab ay qorshayanayaan weerraro inay ku qaadaan xarrumaha muhiimka ah ee ay ku sugan yihiin dadka ajanaibta ah gaar ahaan dadka reer galbeedka.

from VOA http://ift.tt/1WVPyck
via IFTTT

No comments:

Post a Comment