Saturday, May 28, 2016

Saameynta Islam Naceybka iyo Somalida Mareykanka

Muslimiinta ay Somalidu ka midka tahay ee ku nool dalkan Mareykanka, gaar ahaan gobolka Minnesotta ayaa cabanaya falal jirnaceyb iyo Islam naceyb ah oo ay la kulmaan mararka qaar

from VOA http://ift.tt/1TLxGNv
via IFTTT

No comments:

Post a Comment