Tuesday, May 17, 2016

Shirkii Arrimaha Falastiin iyo Israel oo Dib Loo Dhigay

Shir caalami ah oo diiradda lagu saari lahaa dib u billaabidda hanaanka nabadda ee Falastiin iyo Israel oo markii hore la qorsheeyey 30-ka bishan May inuu ka furmo magaalada Paris ayaa dib loo dhigay.

from VOA http://ift.tt/1TUUeZ0
via IFTTT

No comments:

Post a Comment