Wednesday, May 18, 2016

Dacwadda Minneapolis oo Gashay Maalintii 9aad

Dacwadda ka dhanka ah saddex nin oo Soomaali ah oo ku eedaysan eedo la xiriira argagixiso ayaa weli ka socota magaalada Minneapolis ee Minnesota.

from VOA http://ift.tt/1rVlQXU
via IFTTT

No comments:

Post a Comment