Ugu yaraan afar ka tirsan odayaasha degaanka Aadan Yabaal ee Gobolka Shabeellada Dhexe ayaa la sheegay inay dileen maleeshiyada ururka Al-Shabab, sida ay sheegayaan ehelada dadkaasi. from VOA http://ift.tt/1qkfaRy via IFTTT
No comments:
Post a Comment