Dalka Australia waxaa ka dhacaya doorashooyinka guud 2-da bisha July, waxaana tartanka xoogiisu uu u dhexeeyaa xisbiga liberal-ka ee hadda talada dalkaasi haya iyo xisbiga Labour-ka. Arrimaha ugu waaweyn ee xisbiyadu ay ku loolamayaan waxaa kamid ah dhaqaalaha iyo arrimaha magangalyo-doonka. Wariyaha VOA-da ee London, Ridwaan Xaaji Cabdiwali ayaa waraystay Cabdisalaan Hereeri oo todobaadkan horaantiisii kasoo laabtay dalalka Australia iyo New Zealand – waxaana ugu horrayn uu weydiiyay sida doorashooyinkani ka dhaci doona Australia ay u saamaynayaan dadka Soomaalida ee halkaasi ku nool.
from VOA http://ift.tt/1NShuL3
via IFTTT
Friday, May 27, 2016
Wareysi: Hareeri Oo Ka Hadlaya Doorashooyinka Australia
Subscribe to:
Post Comments (Atom)
No comments:
Post a Comment