Saturday, May 21, 2016

Baarlamaanka oo Aan Wali Anisixin Heshiiskii Doorashada

Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari ayaa maanta si lama filaana ah usoo xiray fadhigii baarlamaanka iyo dooddii xubnaha ay ka yeelan lahaayeen ansixinta heshiiska qaabka doorashada oo la filayey in cod loo qaado.

from VOA http://ift.tt/257St2S
via IFTTT

No comments:

Post a Comment