Tuesday, May 24, 2016

Xabbad Joojin ka Dhaqangashay Beledweyne

Xabbad-joojin ayaa la kala dhex-dhigay laba maleeshiyo beeleed oo maalmahan dagaallo ay ku dhexmarayeenn gudaha Magaalada Beledweyne ee bartamaha Soomaaliya. Dagaalladan ayaa sababay dhimashada in kadaban 10 qof.

from VOA http://ift.tt/1qIsHm6
via IFTTT

No comments:

Post a Comment