Thursday, May 12, 2016

Somalia Oo Ka Digtay Go'aanka Kenya Ee Qaxootiga

Dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay inay dhibaato ka dhalan karto haddii Kenya ay ku dhaqaaqdo go'aanka ay ku xirayso xeryaha qaxootiga ee dalka Kenya halkaas oo hoy u ah kumannaan Soomaali ah.

from VOA http://ift.tt/1NrNfdN
via IFTTT

No comments:

Post a Comment