Monday, May 23, 2016

Aragtida Shacabka Muqdisho ee Go'anka Madaxweynaha

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamed ayaa shalay soo saaray xeer madaxweyne oo ku aaddan meel marinta hannaanka doorashada Soomaaliya ee 2016 iyo heshiiskii madasha wadatashiga. Go'aanka madaxweyne Xasan Sheekh ayaa dhaliyay doodo siyaasadeed oo u dhexeeya dhinacyada taageersan iyo kuwa saluugsan. Haddaba waa sidee aragtida dadweynaha Muqdisho qaarkood ee go'aanka uu qaatay madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud? Weriyahayaga Cabdulqaadir Maxamed Cabdulle ayaa makarafoonka la dhex qaaday, soona ururiyey qaar ka mid ah aragtiyaha dadweynaha.    

from VOA http://ift.tt/1OSAKs4
via IFTTT

No comments:

Post a Comment