Monday, May 16, 2016

Madaxweyne Xasan Oo La Kulmay Peter De Clercq

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta xarunta madaxtooyada kula kulmay wakiilka Xoghayaha Guud ee QM, ahna Isku-Duwaha Hawlaha Gargaarka Aadaminimo ee Soomaaliya, Peter De Clercq.

from VOA http://ift.tt/1qnrfp5
via IFTTT

No comments:

Post a Comment