Saturday, May 14, 2016

Qarax Lala Beegsaday Saraakiil Booliiska ka Tirsan

Ugu yaraan laba ka tirsan ciidamada booliiska oo midi yahay sarkaal dhexe ayaa ku dhaawacantay qarax ka dhacay duleedka Muqdishu maanta sida ay sheegeen goobjoogayaal.

from VOA http://ift.tt/1VWLbgk
via IFTTT

No comments:

Post a Comment