Friday, May 27, 2016

Faaqidaadda: Kiiska Soomaalida Lala Xiriiriyey ISIS ee Minnesota

Magaalada Minneapolis waxaa ka furmaya mar kale dhagaysiga maxkamadda ku socota saddex dhalinyaro ah oo loo haysto inay qorshaynayeen inay ku biiraan ururka Daacish. Barnaamijkii Faaqidaadda Toddobaadka, waxaan ku eegeynaa arrintaas. Waxaa soo jeedinaysa oo magaalada Minneapolis kusoo qabatay Falastiin Axmed Iimaan    

from VOA http://ift.tt/1X0rJ3p
via IFTTT

No comments:

Post a Comment