Laba Qof Oo Lagu Helay Dambi La Xiriira Qaraxyadii Kampala
Garsoore ayaa laba nin ku helay dambi ah inay fuliyeen qaraxyadii mataanaha ee in ka badan 70 qof ku dilay magaalada Kampala ee dalka Uganda, ayaga oo daawanaya cayaarihii koobka adduunka ee 2010.
No comments:
Post a Comment