Tuesday, May 17, 2016

Ciidamada Somaliland oo Dhowr Qof Ku soo Xiray Howlgal

Hawl galo ay ciidamada ammaanka Somaliland sameeyeen ayaa waxaa lagu soo qabqabtay dad lagu tuhmayo inay ku lug lahaayeen falal ka dhan ah amniga.

from VOA http://ift.tt/1OAMAa6
via IFTTT

No comments:

Post a Comment