Musharaxa madaxtinimada Mareykanka Donald Trump ayaa sheegay inuu diyaar u yahay inuu la hadlo hoggaamiyaha Korea-da Woqooyi Kim Jong Un, si uu isugu dayo hakinta barnaamijka Nuclear-ka dalkaas. from VOA http://ift.tt/1WCpova via IFTTT
No comments:
Post a Comment