Tuesday, May 24, 2016

Maxkamadeynta 3 Soomaali Ah oo Weli Ka Socota Minnesota

Magaalada Minneapolis waxaa wali ka socota dhageysiga dacwada loo heysto saddex will oo Soomaali-Mareykan ah, kuwaasoo lagu soo eedeeyey ina ay doonayeen in ay taageero siiyaan kooxda Daacish, dilalna ka geystaan meel ka baxsan Maraykanka.

from VOA http://ift.tt/1NJjwx9
via IFTTT

No comments:

Post a Comment