Monday, May 16, 2016

Saameynta Howlgallada Shabeellaha Hoose

Cabdiqaadir Siidii, guddoomiyihii hore ee gobolka Sh. Hoose ayaa sheegay in duqeynta diyaaradaha Maraykanka iyo howlgallada ka dhanka ah al-Shabaab ee gobolka ka socda ay xaalad bini'aadannimo oo daran ku reebeen dadka rayidka.

from VOA http://ift.tt/1ThoCNG
via IFTTT

No comments:

Post a Comment