Talyaaniga ayaa sheegay in badda Meditarrean-ka laga soo bad-badaadiyay 2,500 oo muhaajiriin ah, kuwaasoo saarnaa 14 doonyaha yaryar ah iyo dooni wayn. Dadka waxaa soo bad-baadiyay maraakiibta Midowga Yurub.
from VOA http://ift.tt/25df6CW
via IFTTT
No comments:
Post a Comment