Wednesday, May 25, 2016

Kooxda Taliban Oo Dooratay Hoggaamiye Cusub

Kooxda Taliban ee dalka Afghanistan ayaa sheegtay in Mawlawi Haibatullah Akhundzada loo magacaabay inuu noqdo madaxa cusub ee kooxdaas kadib geeridii Mullah Akhtar Mansoor.

from VOA http://ift.tt/1RpMJaQ
via IFTTT

No comments:

Post a Comment