Tuesday, May 17, 2016

Dagaal Galabta Ka Dhacay Magaalada Beledweyne

Ugu yaraan hal qof ayaa ku dhintay mid kalena dhaawac ayaa kasoo gaaray dagaal maanta gelinkii dambe ka dhacay xaafadda Howlwadaag ee magaalada Beledweyne ee gobolka Hiiraan.

from VOA http://ift.tt/1XiW8rL
via IFTTT

No comments:

Post a Comment