Tuesday, May 31, 2016

Askar ka Tirsan Ciidamada Puntland oo Qarax ku Dhaawacmay

Ugu yaraan afar askari ayaa ku dhaawacantay kadib markii qaraxyo lala beegsaday kolonyo baabuur ah oo ay leeyihiin ciidamada maamul goboleedka Puntland xilli ay barqadii maanta socdeen deegaanka Galgala,

from VOA http://ift.tt/1TUAIQM
via IFTTT

No comments:

Post a Comment