Monday, May 16, 2016

Xildhibaano Diidan Qodobada Heshiiska Madasha Qaarkood

Waxaa soo baxaysa in qaar ka mid ah xubnaha baarlamaanka ay saluugsan yihiin qodobada qaarkood ayna ku talinayaan wax ka beddelaad taasi oo dhinaca kalena diidmo ka keentay hoggaamiyayaasha saxiixay.

from VOA http://ift.tt/1XeLqmi
via IFTTT

No comments:

Post a Comment