Ciidamada Ciraaq iyo maleeshiyo Shiici ah, oo ay hawadan ka taageerayaan diyaaradaha Marykanka ayaa wada dagaal ay doonayaan inay ku qabsadaan magaalada Falluja. Ciidamada ayaa dhinac magaalada ka galay. from VOA http://ift.tt/1PeiV6N via IFTTT
No comments:
Post a Comment