Magaalada Boston ee dalkan Maraykanka waxaa toddobaadkna la keenay laba caruur ah oo mataano ah oo Soomaali ah oo dhashay iyagoo isku dhagan. Gabdhan oo jira 2 sano iyo dhawr bilood ayaa imika ku jira cusbitaal si qaliin loogu sameeyo.
from VOA http://ift.tt/1sPaUMd
via IFTTT
No comments:
Post a Comment