Wednesday, May 25, 2016

Puntland: Askari Ku Geeriyootay Qarax Miino

Wararka ka imaanaya Puntland ayaa sheegaya in laba ka tirsan ciidamada Punland ay dhinteen shan kalena ay dhaawcmeen kadib markii ay miino la qarxday, xili ay ku socdeen buuralayda Galgala oo fariisin u ah guutooyin ka tirsan ciidamada.

from VOA http://ift.tt/1TDZTWq
via IFTTT

No comments:

Post a Comment