Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa sheegay in dawladda Soomaaliya ay si rasmi ah ugu wargelisay ciidamada nabad ilaalinta AMISOM inay ka baxaan garoonka ciyaaraha ee Istaadiyam Muqdishu oo ay muddo sannado ah saldhig ka dhigteen ciidankaasi.
from VOA http://ift.tt/1TxXTAf
via IFTTT
No comments:
Post a Comment