Salah Abdeslam, oo ah ninka ugu weyn ee lala xiriirinayo weeraradii magaalada Paris ka dhacay bishii November ee sanadkii tagay, ayaa waxaa maanta su'aalo weydiin doona dambi baarayaasha dalka Faransiiska, markii ugu horeeysya tan iyo markii laga soo masaafuriyey dalka Belgium.
from VOA http://ift.tt/1U4nBIk
via IFTTT
No comments:
Post a Comment