Wednesday, May 18, 2016

Dagaal Maalintii Labaad ka Socda Beledweyne

Dagaal ayaa maalintii labaad si goos goos ah uga socda magaalada Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan, wuxuuna u dhaxeeya laba maleeshiyo beeleed oo horey xurgufi u dhex martay dhowr jeer.

from VOA http://ift.tt/1rTHw6I
via IFTTT

No comments:

Post a Comment