Thursday, May 19, 2016

Diyaaradda Masar oo ay "U badan Tahay Inuu Bam Soo Riday"

Diyaaradii shirkadda EgyptAir ee soo dhacday ayada oo kasoo tagtay Paris kuna socotay Qaahira, ayey ay u badan tahay inuu soo riday weerar argagixiso, sida uu sheegay wasiirka duulista hawada Masar.

from VOA http://ift.tt/1OQ1wRK
via IFTTT

No comments:

Post a Comment