Saturday, May 21, 2016

Wareysi: Aabaha dhalay 2 Wiil oo Loo Heysto Argagixisnimo

Magaalada Minneapolis, waxaa weli ka socota dacwadda saddex dhalinyaro ah oo Soomaali oo loo haysto inay doonayeen inay ku biiraan ururka ISIS iyo inay falal dil ah ka gaysan rabeen dibedda waddankan kadib marka ay ka baxaan dalkan, eedahaasi oo ay beeninayaan.

from VOA http://ift.tt/1TqyViA
via IFTTT

No comments:

Post a Comment