Madaxweynaha Mareykanka ayaa maanta tagay magaalada Hiroshima ee dalka Japan isaga oo noqday madaxweynihii ugu horreeyey ee Mareykan ah oo booqda magaaladaas, oo diyaaradaha dagaalka Mareykanka ay ku rideen atoomik bam, 6-dii August, 1945-kii, intii uu socda dagaalkii labaad ee adduunka.
from VOA http://ift.tt/1sBTcen
via IFTTT
No comments:
Post a Comment