Thursday, May 19, 2016

Diyaarad Ay Leedahay EgyptAir Oo La La' Yahay

Shaqaale Masaari iyo Greek ah ayaa raadinaya diyaarad ay leedahay shirkadda EgyptAir oo maanta la waayey, ayada oo kasoo duushay magaalada Paris kuna socotay Qaahira.

from VOA http://ift.tt/1TqQK4D
via IFTTT

No comments:

Post a Comment