Saturday, May 21, 2016

Saraakiil Sheegey Inay Qabteen Horjooge Shabaab ah

Saraakiisha ciidamada dawladda iyo kuwa AMISOM ayaa hawlgal  ka sameeyey maanta degaanno ka tirsan gobolka Bakool waxayna sheegeen inay ku soo qabteen sarkaal ka tirsan Al-Shababab oo u qaabilsanaa dhinaca ururinta Zakawaatka.

from VOA http://ift.tt/1W8CoIg
via IFTTT

No comments:

Post a Comment