Maxkamad Uganda, ayaa xabsi daa'in ku xukuntay shan ruux oo lagu heley inay ka dambeeyeen weerarkii argagixisnimo eek a dhacya July 2010 magaalada Kamabala ee dalka Uganda, halkas oo ay ku dhinteen 76 ruux.
from VOA http://ift.tt/1sCsEJW
via IFTTT
No comments:
Post a Comment