Friday, February 2, 2018

Ciidamo Ku Dagaallamay Baydhabo oo Dhimasho Sababtay

Magaalada Baydhabo, ciidamo ka tirsan maamulka Koonfur Galbeed ayaa maanta dagaal ku dhexmaray gudaha magaalada, kadib markii sida la sheegay ay isku qabsadeen doorashada hoggaamiye dhaqameed.

from VOA http://ift.tt/2GHRErx
via IFTTT

No comments:

Post a Comment