Qarax miino ayaa maanta barqannimadii lala beegsaday kolonyo ciidamo Amisom ka tirsan oo marayay degaan lagu magacaabo Haan Sheekh oo ku yaalla inta u dhaxeysa degmooyinka Balcad iyo Jowhar. from VOA http://ift.tt/2s0jtb0 via IFTTT
No comments:
Post a Comment