Wednesday, February 7, 2018

Dhageyso Bar. Dhaqanka iyo Hiddaha, Qeybta 407-aad

Ku soo dhawaada barnaamijka Dhaqanka iyo Hiddaha oo xilliyadan oo kale ka dhageysataan idaacadda VOA. Qeybtan waa qeybtii 407-aad, waxana soo jeedinaya Axmed Faarax Cali (Idaajaa).

from VOA http://ift.tt/2E6JabK
via IFTTT

No comments:

Post a Comment