Mas'uuliyiinta caafimaadka iyo maamulka gobolka Banaadir ayaa maanta duleedka magaalada Muqdishu ku gubay daawooyin dhacay oo la sheegay in dalka lasoo geliyey. from VOA http://ift.tt/2EN530Q via IFTTT
No comments:
Post a Comment