Friday, February 2, 2018

Faaqidaadda: Khilaafka Masar iyo Itoobiya ee Wabiga Nile

Ku soo dhawaada dhageystayaal barnaamijka Faaqidaadda Toddobaadka, oo aan maanta diiradda ku saareyno khilaafka ka dhaxeeya dalalka Itoobiya iyo Masar ee ku aaddan biya xireenka ay Itoobiya ka damacsan tahay inay ku sameyso wabiga Nile.

from VOA http://ift.tt/2Eb8Siw
via IFTTT

No comments:

Post a Comment